September 12, 2024

Magaalooyinka Oyo iyo Ibadan ee dalka Nigeria waxaa ka socda dibadbaxyo looga soo horjeedo sare u kaca maciishada.

Mudaaharaadyadii u dambeeyay ee ka dhacay koonfurta dalka ayaa daba socda kuwii ka dhacay waqooyiga Nigeria labo todobaad ka hor.

Dibad-baxayaasha ayaa ka caraysan sicir-bararka sare u kac ku yimi miciishada oo ay sabab u tahay qiimaha cuntada oo qaaliyoobay iyo go’aanka xukuumaddu ku joojisay kabka shidaalka oo muddo dheer socday.

Xafiiska Wararka Muqdisho

 

Leave a Reply