Guddiga doorashada Ruushka ayaa diiday ninka la tartamaya Putin oo lagu magacaabo Boris Nadezhdin inuu u tartamo doorashada madaxtinimada ee Ruushka bisha soo socota.
Mr Nadezhdin ayaa aad u dhaleeceeyay dagaalka buuxa ee Vladimir Putin uu ku qaaday Ukraine markii ay aadka u adkeyd in dagaalka la dhaleeceeyo.
Mr Nadezhdin ayaa baraha bulshada ku sheegay inuu ka hor imaan doono go’aankaas oo uu dacwadiisa geyn doono maxkamadda sare ee Ruushka
Office Nairobi kenya