December 4, 2024

 

Madaxweynaha Maamulka Somaliland ee Hargaysa  Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlay xiisad ka dhex taagan iyaga iyo dawladda fedaraalka ah ee Soomaaiya ayaa madaxweynaha Somaliya eeday u jeediyay.

Biixi ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Xasan shekh in uu ka dambeeyay dilka Cabdinaasir Muuse Cabdi oo ahaa shaqaale ka tirsan laanta duulimaadyada rayidka ee Muqdisho.

Sidoo kale  Muuse Biixi ayaa ku adkaystay in uu fulayo heshiiska is-afgarad ee uu la galay Abiy Axmed bishii hore taaso oo ah wax lala yaabo.

Xafiiska Wararka Muqdisho

Leave a Reply