Wararka ka imaanaya koonfur Afrika ayaa sheegaya in Seddax muwaadin oo Soomaali ah laga tarxiilay dalkaasi.
Wararka ayaa sheegaya in muwadiniintaas ay sharci daro ku joogeen Dalkaas, ayna danbiyo ka galeen taasi oo keentay in la Tarxiilo.
Tirada dadka la tarxiilay ayaa kor u dhaafeeysay todobaneeyo oo ay ku jiraan muwadiniin kasoo jeeda dalka Ethiopia oo la qabtay iyago sharci la’ aan dalka kusoo galay
Sidoo kale Xubno katirsan saraakiisha home affairska ayaa la arkayay iyagoo Muwaadiniinta ajaanibta ah oo ay ku jiraan seddax qof ee Somalida usii gudbinaya garoonka Ortambo ee magaalada Johannesburg si dalkooda dib loogu celiyay
Office Nairobi Kenya