Qorshaha Mareykanka ee ah in gargaarka Gaza lagu gaarsiiyo dhanka badda ayaa waxaa ka dhalan doona caqabado dhanka saadka iyo amniga ah.
in ka badan 1,000 askari oo Mareykan ah ayaa la filayaa in ay ka qeyb qaataan howlgalka inkastoo Pentagon-ka uu sheegay in aysan jiri doonin “ciidan dhulka ah”
Si taas loo gaaro, Mareykanku waxa uu iskaashi la sameeyay shirkad gaar loo leeyahay oo wax yar laga yaqaan, Fogbow, oo ay maamulaan saraakiil hore oo militari iyo sirdoon ah.
Hadafka ayaa ah in gargaar garay laba milyan oo cunto ah la gaarsiiyo Gaza malain walba, halkaas oo Qaramada Midoobay ay ka digtay in macluusha ay “ku dhowdahay lama huraan” iyada oo aan tallaabo degdeg ah la qaadin.
.
Xafiiska wararka Muqdisho