January 14, 2025

Israa’iil ayaa wajaheysa digniino caalami ah oo isa soo taraya oo ku saabsan duullaanka qorsheysan ee ay ku qaadayso Rafah – magaalada ku taal koonfurta Qaza oo ay ku jiraan qaxooti badan oo Falastiiniyiinta ah.

Ra’iisul wasaare Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in militariga Israa’iil ay sii wadi doonaan weerarrada dhulka ah ee ay qorsheynayaan, isagoo ku adkeystay in la diyaarinayo qorshe daad-gureyn ah.

Xoghayaha arrimaha dibadda ee UK David Cameron ayaa sheegay in “in ka badan kala bar dadka Gaza ay gabaad ka dhigteen aaggaas”. Sacuudi Carabiya ayaa ka digay “saameyn aad u daran” haddii Rafah la weeraro.

Office Nairobi Kenya

 

Leave a Reply