Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo warbixinta 6-da bilood ee waxqabadaka dowladdiisa baarlamaanka horgeeyey sanadkii la soo dhaafay, ayaa qaar ka mid ah xubnaha golaha waxay weydiiyeen su’aalo kulul oo siyaasadda, dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada taabanaya.
Abiiy Axmed ayaa su’aalaha la weydiiyey waxaa ka mid ahaa in dhibaatooyinka waddanka ka jira waxa ugu horreeya ee xalka u noqon kara ay tahay in uu xilka ka dego, iyo in arrintaa uu sameyn karo?.
Waxaa loo raaciyay “xilka ka dag’ marka fadlan xilka ka dag. Haddaba dib u milicso sheekadaan hoose.
Xafiiska Wararka Muqdisho