April 28, 2025

Aqalka senate-ka ee dalka Mareykanka ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka balaayiin doollar oo dhaqaale ah lagu siinayo dalka Ukraine.

Waxa kale oo ay hiigsanayaan in ay dhaqaale ku bixiyaan Israa’iil, Taiwan, iyo dedaalka milatari ee Maraykanka si ay u difaacaan maraakiibta ku sugan badda cas.

Xirmadan oo dhan shan iyo sagaashan bilyan oo dollar ayaa la gudbiyay saacadihii hore ee saaka, ka dib markii tiro ka mid ahxubnaha xisbiga Jamhuuriyiintu ay u codeeyeen aqlabiyadda Dimuqraadiga.

Hogaamiyaha Dimuqraadiga ee Senate-ka, Chuck Schumer, ayaa ku tilmaamay shircigan mid ka mid ah kuwa taariikhiga ah ee golohu abid meel mariyey.

Hadda waxa uu u gudbi doonaa aqalka hoose ee Congress-ka, laakiin afhayeenka taageersan Trump ee .

BBC

Office Nairobi Kenya

 

Leave a Reply