Taliyaha ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa toddobaadkii hore uga digay Congress-ka Maraykanka in Ruushka uu si ba’an u ballaarinayo awoodda uu ku leeyahay Qaaradda Afrika.
Taliyaha ayaa sheegay in dalal badan oo Afrikaan ah ay qarka u saaranyihiin in ay si buuxda gacanta ugu galaan Ruushka.
Sidoo kale Ruushka ayaa ku soo biiray Dalalka Maraykanka iyo Rushka oo sanad kasta qabta kulamo ay la yeelanayaan dalalka afrika si ay dhaqaale uga abuuraan Dalalkooda.
Xafiiska Wararka Muqdisho