Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa ka digaya in dhaqaalaha laga goosto UNRWA, oo ah hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan gargaarka iyo shaqada ee qaxootiga Falastiin ee Bariga dhexe.

WHO ayaa sheegtay in tallaabo noocaas ah ay uga sii dari doonto xaaladda cakiran ee ay ku sugan yihiin in ka badan 2 milyan oo rayid ah oo ku nool Gaza,

Sidoo kale waxay sheegtay in dadkaas  intooda badan ay Wajahayaan gaajo, caafimaad darro iyo khatarta dhimashada iyo xauunada faafa..

Office Nairobi Kenya

 

Leave a Reply