April 20, 2025

Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo adeegsanaya sharci yaqaanno caalami ah ayaa bishii Sebtembar 2023 gudbiyay dacwad heer caalami ah oo ka dhan ah saraakiil ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Eedeysanayaasha ku xusan dacwaddaasi ayaa si rasmi ah loo wargaliyay 18 Maarso 2024, waxaana laga dalbaday inay jawaab ku soo bixiyaan muddo 6 bilood ah.

SJS iyo qareenadeeda waxay diyaar u yihiin sii wadista dacwaddaasi iyo kuwo kale si loo soo afjaro tacaddiyada soo laalaabta ee ka dhanka ah saxafiyiinta Soomaaliyeed, iyo xadgudubyada xuquuqda aadanaha oo ay ku jiri karaan dembiyada dagaal ee laga yaabo inay ka dhacayaan gudaha Soomaaliya.

Xafiiska Wararka Muqdisho

Leave a Reply