Wararka waxay sheegayaan in dhacdadan ay keentay jawaab degdeg ah iyadoo la xiray dhulka ku dhow safaaradda si loo hubiyo badqabka dadweynaha.

Booliska waxay BBC-da u sheegeen in aysan bixineyn faahfaahin dheeri ah oo ku saabsan sheygaas laga helay safaaradda agteeda. Waxay kaloo sheegeen in cidna aysan wax ku noqon.

Safiirka Israel ee Sweden wuxu sheegay in ay aheyd weerar lagu qaaday saafaradda iyo shaqaalaheeda.

“Nalama argagaxgelin karo” ayuu bartiisa X ku soo qaray Ziv Nevo Kulman oo u mahadceliyay dowladda Sweden iyo tallaabada degdeg ah ay qaaday.

Markii dambe kooxaha ku takhasusay walxaha qarax ayaa burburiyay sheeygii la soo dhigay dibadda safaaradda

 

Office Nairobi Kenya

Leave a Reply