Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Imaan Cige iyo Wasiirada Maaliyadda Dowlad-goboleedyada dalka ayaa shir muhiim ah ku yeeshay Khadka Taleefoonka.
Shirkaan ayaa waxaa soo abaabulay Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige, isla markaana ku qabsoomay qadka Taleefoonka ayaa looga wada-hadlay arrimo badan.
Sidoo kale arimaha looga hadlay waxaa ka mid ah horumarinta Maaliyadda Dalka maadaama Dowladda Federaalka Soomaaliya laga cafiyay deymihii lagu lahaa, kuwaa oo cuuryaamiyay dhaqaalaha Soomaaliya,
Office Nairobi Kenya