September 12, 2024

Wararka ka imaanaya caawa Xarunta xaruntii hore ee Dabdemsika oo maalmihii la soo dhaafay aad u kacsaneed ayaa sheegaya in caawa halkaas ay dagan tahay

Dadka deggan Dabdemiska ayaa kugacanseyray go’aanka dowladda waxayna sheegeen in aanay meelna uga guureyn.

Xiisadda ayaa waxa soo farageliyay madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Qoor-Qoor kaas oo sheegay in go’aankii ku asteysnaa maantay ee ahaa in dadkaasi xoog looga rarro Dabdemiska la baajiyay , arinakana uu kale hadlayo madaxda Qaranka iyo Taliska Booliska Soomaaliya.

” Dhulka dolwladdaa leh , shacabkuna dowladdeey leeyihiin” Wax dhibaato idiin wado ama in dhib la idinku sameeyana raalli kama nihin, ayuu u sheesgay Axmed Cabdi kaariye Qoor-qoor dadka halkaasi deggan mar uu arimahan kal hadlayey.

Sidoo kale Hadalka Madaxweynaha Galmudug ayaa caadi ku soo celiyay xaalada, waxaana meesha ka baxay Ciidamo ka tirsan Dowlada oo meeshaas difaac uga jiray kuwaas oo Difaacayay Hooyooyinkood iyo caruurtooda meesha dagan.

\

Xafiiska Wararka Muqdisho

Leave a Reply