February 11, 2025

 

Waxaa soo idlaaday kulankii lagu meel mariyay ansixinta Dastiirka 4 Cutub, waxaaana arintas ka mid ahaa Xildhibaanadii ka hadlay soona dhaweeyay Xildhibaan Cabdiraxmaan Xuseen Odowaa oo ka tirsan Golaha Shacabka

Cabdiraxmaan Xuseen Odowaa oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa sheegay in tallaabada ay qaadeen ay tahay mid wax ka beddeleysa nidaamka dowladnimada dalka

“Dastuurka waxa laga beddalay waxay ahaayeen wax too toosin ah oo qurxin ah waxna waxay ahaayeen wax ku saabsan haylkalka & nidaamka dowladnimada” ayuu yiri Odowaa.

Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in fursad ay siineyso shacabka Soomaaliyeed oo uu tilmaamay inay soo dooran doonaan xildhibaannada iyo madaxweynahooda.

 

Xafiiska Wararka Muqdisho

 

Leave a Reply