Xildhibaanada haweenka ee baarlamaanka Uganda ayaa waxay codasadeen in loo furo qol ay isku qurxiyaan oo laga sameeyo gudaha xarunta baarlamaanka si ay bilicdoodu u dhisanto in ay ku jiraan golaha.
Dhawaan ayaa waxa laga furay xarunta baarlamaanka goob gym ah, balse xildhibaanada haweenka ah ayaa waxay sheegeen in jimicsugu uu timaha isaga daro, sidaa daraadeedna aysan isticmaali karin.
Wasiirka Biyaha iyo Deegaanka ayaa waxay sheegtay Khamiistii in hadii meel is qurxib la furo ay xildhibaanada haweenka ah ay ka caawin doonto in ay hagaajiyaan kulamada ka hor.
Ms Anywar said: “My hair and nails and whatever are part of the woman”.
Anywar ayaa tiri “Timaheyga iyo cidiyahayga waxay qayb ka yihiin haweenka”.
BBC
Xafiiska Wararka Muqdisho