February 11, 2025

 

Xiriirka kubada Cagta Somalia ayaa qoraal xalay uu soo saaray wuxuu ka cafiyay macalinka 2-aad ee Xulka Galmudug  Daauud Tubaal mid ka mida labadii ganaax ee la dul dhigay.

Xirirka kubada cagta Xafiiskiisa racfaanka ayaa aqbalay codsigii racfaan ka qaadashada xukunkii hore ee 4 bil looga ganaaxay ciyaaraha inuu ka soo muuqdo Daauud Tubaal.

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cagta wuu uu ka aqbalay codsiga Xirirka Gal-mudug laakiin xiriirku wuxuu amray Macalinka Galmudug Daa’uud Tubaal inuu bixiyo ganaaxii labaad oo ahaa $500.

Sidoo kale Ka  hor ciyaarta Fiinaalka.ayaa laga rabaa Macalin Daauud Tubaal inuu iska bixiyo qarashka ganaaxa.

Office Nairobi Kenya

Leave a Reply