Warqad ay soo saareen Xiriirka Kubadda Cagta ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in meesha laga saaray u tartamista kaalinta saddexaad ee ciyaaraha maamul goboleedyada Soomaaliya.
Waxa ay sheegeen xiriirku in la ciyaari doono kulanka kama dambaysta ah marka ay taariikhdu tahay 27 ka bisha January.
Sidoo kale Ciyaaraha maamul goboleeedyada ayaa horay waxaa waxaa uga haray maamulka goboleedka Koonfur Galbeed, kadib weerar lagu qaaday ciyaartoyda.
Dhinaca kale Cayaartooyda Galmudug ayaa ka badiyay Cayaartooydka Gobolka banaadir, kuwaas oo uga badiyay ugu danbayn Rigooro
Office Nairobi Kenya