October 10, 2024

Xubnaha Xisbiga Jamhuuriga ee Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa u codeeyay in  Xilka laga xayuubiyo wasiirka Amniga Gudaha Alejandro Mayorkas.

Jamhuuriga ayaa ku eedeeyay Mayorkas in uu mas’uul ka yahay qulqulka muhaajiriinta sharci-darrada ah ee sanadkii hore ka soo gudbayay xadka Mareykanka iyo Mexico.

Sidoo kale Dowlada Biden ayaa ku fashilantay inay wax ka qabato arinta qul qulka muhaajiriinta oo gobolo ka  mid ah Maraykanka ay aad uga cabanayaan.

Office Nairobi Kenya

Leave a Reply