March 21, 2026
829cf6db-5b51-4670-a874-e69791a37095

Aqalka Cad ayaa ku adkeystay in abuuritaanka dowlad Falastiini ah ay tahay habka kaliya ee lagu sugi karo ammaanka Israa’iil, kaddib markii ra’iisul wasaarihiisa – Benjamin Netanyahu – uu si cad u diiday fikraddaas.

Afhayeen u hadlay Washington ayaa sheegay inay iska caddahay in Maraykanka iyo Israa’iil ay wax u arkaan si kala duwan.

Sidoo kale wasaare Benjamin Netanyahu ayaa ganafka ku dhigtay in falastiin  ay yeelato Dowlad madax Banaan.

 

 

Office Nairobi Kenya

 

Leave a Reply