Kooxaha xogta jabsada ee ku xiran Shiinaha ayaa bartilmaameedsanaya kaabayaasha dhaqaalaha ee Maraykanka, sidaasi waxaa Congaress-ka Maraykanka u sheegay Agaaismaha Hay’adda Dambi-Baarista ee FBI-da.
Digniintan ayaa imanaysa iyadoo dhinaca kale madaxweyne Biden uu isku dayayo inuu u gacan haatiyo Shinaha sidii xiisadda diblomaaisyadeed loo dejin lahaa.
Sidoo kale Shiinaha iyo Maraykanka ayaa sanadihii la soo dhaafay waxaa u dhaxeeyay dagaal xaga warbaahinta.
Office Nairobi Kenya