February 11, 2025

 

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan carruurta ayaa sheegtay in ay ku qiyaastay in toddobo iyo toban kun oo carruur ah oo ku nool Qaza ay yihiin kuwo aan cidina wehelin ama qoysaskooda kala dhumeen intii ay colaaddu socotay.

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in carruurtan ay la kulmeen weeraro argagax leh mar kasta oo ay maqlaan wareeg kale oo duqeymaha Israel .

Office Nairobi Kenya

 

Leave a Reply