September 18, 2024

 

 

Wararka ka imaanaya degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in Maleeshiyaadka Al-shabaab Xalay ay ku laayeen dad ka soo jeeda qawmiyada Oromadameel aan ka fogyan halkaas.

 

Weerarkan ayaa waxaa fuliyay rag hubeysan, kuwaas oo beegsaday xaafad ay dagan yihiin dad Oromo ah, sida uu u sheegay  Saxaafada  mid kamid ah waxgaradka deegaanka.

Sidoo kale waxaa weerarkan ku dhintay ugu yaraan 7 qof, halka ay ku dhaawacmeen 6 kale oo isugu rag, dumar iyo carruur.

Office Nairobi Kenya

Leave a Reply