December 4, 2024

Wararka ka imaanaya Xarunta Golaha shacabka ayaa sheegaya in goor dhawayd uu halkaas ka furmay kulan ay yeelanayaan Xildhibaanada Golaha Shacabka .

 

Kulanka ayaa Ajendahiisu tahay Ka doodista arimaha siyaasadda iyo go’aamada masiiriga ah ee Dalka.

Farriin loo diray “Xildhibaannada ayaa waxaa lagu yiri Xildhibaanada Sharafta leh, waxaa jira kulan Golaha Shacabka JFS

Ajendaha:

  1. Ka doodista arimaha siyaasadda iyo go’aamada masiiriga ah ee Dal

 

Sidoo kale kulankaan ayaa ah kulan deg deg ah oo aan horay loo sii qorsheen, waxa uuna ku soo aadaayaa kulankaan kadib markii uu dalka ku soo laabtay Madaxweyne Xasan shekh maalmo ka hor.

 

.

Office Nairobi Kenya

Leave a Reply