December 4, 2024

 

 

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in Madaxweynaha Galmudug  Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) uu  shir guddoomiyay kulanka Golaha wasiirrada.

 

 

Ugu horreyn golaha ayaa wasiirka amniga ka dhageystay warbixin la xariirta guud ahaan xaaladda guud ee amniga Galmudug.

Intaas kaddib Golaha Wasiirrada Galmudug ayaa aad uga dooday mashaariicda socota iyo kuwa hortabinta iyo mudnaanta u leh bulshada Reer Galmudug.

Sidoo madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa golaha kula dardaarmay dardargelinta qorshaha Dowladda.

Office Nairobi Kenya

Leave a Reply