December 6, 2024

Dibadbaxayaasha ayaa ka horjeeday taallabada Israel ee Gaza iyo sidoo kale imaatinka dalka ee madaxweynaha.

Isaac Herzog ayaa u yimid inuu ka qeybgalo dib u furista madxafka xusuusta ‘Holocaust’.

Qaar ka mid ah dadka dibadbaxayay ee ka horjeeday inuu dalka yimaada madaxweynaha ayaa Yahuud ahaa.

Dadka waxay ku dhawaaqayeen halkudhegoyo ku eedeynaya madaxweynaha xasuuq. Waa eedeyn ay si xoog leh u diido Isreal.

Hadalka uu jeedayay Mr. Herzog waxa uu ka digay kor u kaca naceybka Yahuudda. Wuxuu ku baaqay in la sii daayo dadka Yahuudda ah ee Xamaas u afduuban.

BBC

Xafiiska Wararka Muqdisho

Leave a Reply