Booliska oo howlgal ka sameeyay degmada Xamarjajab oo ah halka ay dhacdadu ka dhacday ayaa sheegay in eedeysanaha ay ku hayaan baaritaano dheeraad ah.

“Ciidanka Booliiska Saldhiga Degmada xmar-Jajab ayaa shalay qabtay nin gowracay Wiil  uu adeer u ahaa, falkaan ayaa dhacay Abaaro 5:40pm waxa uuna ka dhacay isla Degmada Xamar-jajab” ayaa lagu yiri qoraalkasoo baxay taliska booliska gobolka Banaadir.

Sidoo kale Ciidamada amaanka ayaa bilihii la soo dhaafay waxay ahaayeen kuwa si deg deg ah uga jawaabayo falalka foosha xun ee ka dhacay Muqdisho iyo Gobolada Dalka

Office Nairobi Kenya

 

 

Leave a Reply