Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya saacadihii la soo dhaafay Gobolka Gedo, kadib markii Ciidamamada Itobiya ee halkaas jooga ay bilaabeen dhaq-dhaqaaqyo..

Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in ciidamadii ugu badnaa ay saacadihii ugu dambeeyay kasoo gudbeen xadka uu gobolka Gedo la wadaago Itoobiya, kuwaas oo dhaq-dhaqaaqyo horleh ka bilaabay deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobolkaasi.

Sidoo kale Mid kamid ah waxgaradka deegaanka oo lagu magacaabo Maxamed Aadan Rukoow ayaa Shabelle TV u sheegay in ciidamadaas aysan ahayn kuwii horay u joogay gobolka Gedo.

Office Nairobi Kenya

 

 

Leave a Reply