Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in kulan gaar ah ay yeesheen Taliyeyaasha ciidamada qalabka sida ee dowladda Soomaaliya.

Kulankan oo si gaar ah u dhexmaray taliyaha ciidamada Xoogga dalka Sarreeye Gaas ibraahim Sheekh Muxudiin, Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Sarreeye Guuto Sulub Axmed Firin iyo Taliyaha NISA Mahad Salaad ayaa lagu gorfeeyay xaaladaha soo kordhay.

Sidoo kale Saddexda taliye ayaa si gaar ah kulankooda diiradda ugu saaray sidii loogu diyaar garoobi lahaa difaaca dalka, waxayna go’aamiyeen in laga hortago damaca Itoobiya ee badda.

.

Office Nairobi Kenya

 

 

Leave a Reply