Ciidamada dowladda ayaa rasaas ku kala eryay dad shacab ah oo bannaanbax ka dhigayay isgoyska Banaadir.

Xiisadaan ayaa daba socota dil ciidanka dowladda ay u geysteen qof shacab ah oo aan weli la aasin kaas oo ka mid ahaa dad dibadbax cabasha ah ka dhigayay Muqdisho shalay.

Ehelada marxuumka geeriyooday ayaa sheegay in aysan aasidoonin inta ay cadaalad ka helayaan.

Sidoo kale Waddooyin ka mid ah ayaa waxaa ka socda dad diidan amar  la sheegay in lagu rarayo qoysas degan xaafadaha Saybiyaano ee magaalada Muqdisho.

Office Nairobi Kenya

Leave a Reply