\Wararka ka imaanaya xeebaha Jubada Hoose ayaa sheegaya in xeebaha Jubada Hoose ka jiray dabeeylo xooggan, kuwaasi oo saamayn ku yeeshay dadka ka shaqaysta badda.
Dabeeylaha ayaa sababay in la waayo ugu yaraan doon kalluumaysi ah iyo dadkii la socday.
sidoo kale Waxaa dhinaca kale istaagay isku socodka gaadiidka badda ee ay adeegsadaan ganacsatada Jaziiradaha yar-yar ee ku yaalla xeebaha gobolka Jubada Hoose.
Office Nairobi Kenya