Wararka ka imaanaya Magaalada Garowe ayaa sheegaya in Hoggaamiye Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali uu  kulan la qaatay Ra’iisal Wasaarihii Hore ee Dalka. Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke.

 

Kulankan ayaa qayb ka ah kulamo isdabajoog ah oo Hoggaamiyuhu la qaadanayey madaxda Dawladda Federaalka, Madaxda Puntland, Madaxda Maamul Goboleedyada dalka, siyaasiyiinta iyo waxgaradka Soomaliyeed ee ku sugan Caasimadda PL ee Garoowe.

Sidoo kale Labada masuul ayaa kulankan waxa isaga xog-waraysteen xaaladaha Guud ee Maamulka SSC-Khaatumo iyo guud ahaan Soomaliya.

Office Nairobi Kenya

 

Leave a Reply