January 14, 2025

Koox Ciraaqiyiin ah oo looga shsakisan yahay in qaadee weerar loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn oo lagu dilay saddex kamid ah askarta Maraykanka, ayaa sheegtay in ay joojisay hawlgaladeedii ka dhank ahaaa Maraykanka.

Kataib Xizbullah oo gacansaar laleh Iran oo sheegatay weerarkii dhacay Axadii ayaa sheegtay “In ay ka hortagayaan fadeexad ku dhacda dawladda Ciraaq”.

Madaxweynaha Maraykanka ayaa sheegay in ay go’aansadeen sidii ay uga jawaabi lahaayeen weerarkaas, balse ma uusan faahfaahin.

Waxa kale oo uu sheegay in ka aargudan doonana weerarka kasta si iyaga dantooda ku jirta.

Office Nairobi Kenya

Leave a Reply