January 14, 2025

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in Madaxaweynaha Hirshabelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe)uu  magacaabid iyo isku-shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Golaha Wasiirrada Dowladda Hirshabeelle.

 

Tallaabadan ayaa imaaneyso, kadib markii beelaha qaar ee dega deegaanada HirShabelle ay cabasho ka keeneen hab qaybsigii hore ee golaha wasirada maamulkaasi.

Sidoo kale waxaa maalmo kahor soo baxday cabasho kale oo iyana ka dhalatay dhismaha golaha deegaanka ee magaalada Jowhar.

 

Xafiiska Wararka Muqdisho

 

Leave a Reply