Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa sheegay in dowladdiisu ay racfaan ka qaadaneyso go’aan toddobaadkii la soo dhaafay ay maxkamad Kenyan ah ku diiday qorshe ay Kenya ciidamo boolis ah ugu direyso dalka Haiti.

Ruto ayaa ballan qaaday sanadkii la soo dhaafay in Kenya ay hoggaamineyso ciidamo caalami ah, oo dowladda Haiti ka caawiya la-dagaalanka kooxaha burcadd ah ee hubeysan ee qalqalka ku haya ammaanka dalkaas ku yaalla Jasiiradaha Karibiyaanka.

sidoo kale  sharciyaqaanada Kenya ayaa naqdiyay awoodda uu Ruto u leeyahay ballan-qaadka noocaas ah iyo in uu Ciidamo ugu diro meel ka baxsan afrika.

Office Nairobi Kenya

 

Leave a Reply