Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa soo saaray Liiska Cusub ee Golaha wasiirada Puntland

Golaha Wasiirada cusub ee Puntland ayaa ka ballaaran kii hore iyadoo lagu soo kordhiyay wasaarado cusub kadib markii la kala qaaday Wasaaradaha qaarkood.

Sidoo kale Waxaa jira shakhsiyaad hore uga tirsanaa Xukuumaddii mudda xileedkii hore ee Madaxweyne Deni oo mar kale ku jira Golaha Wasiirada cusub.

Wasiiradaha Puntland ee la magacaabay ayaa ka kooban 21 wasaaradood

Halkaan Hoose ka Akhriso :

  1. Wasaaradda Caddaaladda Maxamed C/wahaab Axmed
  2. Wsaaradda Amniga iyo DDR Ibraahim Cartan Ismaaciil Xaaji Bakiin
  3. Wasaaradda Arrimaha gudaha Cabdi Faarxa Juxa
  4. Wasaaradda Maaliyadda Maxamed Faarax Maxamuud
  5. Wasaaradda Qorsheynta Daa’uud Maxamed Cumar
  6. Wasaaradda Waxbarashada Fu’aad Abshir Axmed(Adeer)
  7. Wasaaradda Caafimaadka Siciid Jaamca Qorsheel
  8. Wasaaradda Howlaha Guud iyo Gaadiidka Faarax Cawad Jaamac
  9. Wasaaradda Dekadaha Shaakir Maxamed Guuleed
  10. Wasaaradda Duulista Hawada Cabdullahi Bile Nuur
  11. Wasaaradda Haweenka Maryan Axmed Cali
  12. Wasaaradda Warfaafinta Maxamuud Ceydiid Dirir
  13. Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Axmed Shire Siciid
  14. Wasaradda Xanaanada Xoolaha Cumar Cabdisamad Yuusuf Dhuux
  15. Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelada Cimilada Maxamed C/raxmaan Faroole
  16. Wsaaradda Kaluumaysiga C/risaaq C/llaahi Xagaa
  17. Wasaardda Shaqada iyo Arimaha Bulshada C/raxmaan Axmed Cabdulle
  18. Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha Liibaan Muuse Cusmaan
  19. Wasaaradda Gargaarka Ubax C/rashiid Maxamed Xirsi
  20. Wasaaradda Beeraha Maxamed C/qaadir Saalax
  21. Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Hodon Siciid Xasan

 

Xafiiska Wararka Muqdisho

 

Leave a Reply