Hogaamiyaha Kremlin-ka ayaa ku bilaabay laba mawduuc oo ay ka siman yihiin khudbadihii Putin ee muddooyinkii u danbeeeyey.

wuxuu ku eedeeyay reer galbeedka inay isku dayayaan inay burburiyaan Ruushka, iyo isaga oo dhanka kalena sheegtay in dadka Ruushku ay ka midaysan yihiin taageerada waxa uu weli ugu yeedho “howlgalka milatari ee gaarka ah”, waa dagaalka Ukraine e.

sidoo kale Vladimir Putin ayaa jeedinayay khudbaddiisa sanadlaha ahayd ee qaranka, taas oo ka dhigan in ay ku soo beegmayso laba toddobaad ka hor doorashada madaxtinimada ee Ruushka ee 2024-ka.

 

Xafiiska Wararka Muqdisho

 

Leave a Reply