December 4, 2024

Madaxweyne xasan shekh ayaa tagay Xarunta NISA si uu u daawado ama u dheehdo Kaamirooyinka qarsoon ee yaalla xarunta taliska Nabad sugida Qaranka.

Kaamirooyinka ayaa laga dhax arkaya sida ragga hubeysan ee katirsanaa Al Shabaab iyo gaadiidkii ay wateen uga gudbeen koontaroolka laga galo madaxtooyada Soomaaliya.

Sidoo kale Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Taliyaha NISA ku amray in uu sameeyo baaritaan Deg deg ah.

Xafiiska Wararka Muqdisho

Leave a Reply