Wararka ka imaanaya magaalada Muqdiosho ayaa sheegaya in maalinta bari ah lagu wado in ay ka dhacaan banaanbaxyo lagu taageerayo ansixinta Dastuurka Dalka oo maanta la ansixiyay 4 Cutub oo ka tirsan.

Banaanbaxyadaan ayaa lagu wadaa in ay ka dhacaan Daljirka Dahsoon, waxaana lagu wadaa in ay ka qeyb galaan Madax ka tirsan Dowlada Soomaaliya.

Sidoo kale Magaalada Muqdisho ayaa caawa waxaa laga daremayaa jawi ku aadan faraxad oo lagu taageerayo ansixinta Dastuurka.

 

Xafiiska Wararka Muqdisho

 

Leave a Reply