March 25, 2025

 

Waxaa shaqada laga eryay tababarahii kooxda Serie A-da, Jose Mourinho, iyadoo kooxdu kaalinta sagaalaad kaga jirto xaga kala sareynta dhibcada horyaalka Talyaaniga.

Tababarahan u dhashay Burtuqaalka oo 60 sano jir ah, ayaa hoggaanka kooxda la wareegay bishii May ee sanadkii 2011-kii, wuxuuna Roma u horseeday ku guuleysiga tartanka Europa Confrence, sanad kadibna, 2023-kii, wuxuu kula guuleystay finalka koobka Europa League.

Sidoo kale Mulkiilayaasha kooxda Dan iyo Ryan ayaa Mourinho ugu mahadceliyay dedaalkiisa intii uu kooxdu joogay.

 

Office Nairobi Kenya

Leave a Reply