Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya Maamulka Jubaland oo goor dhawayd shaaciyay in la helay nolosha Siyaasiga caanka ah ee C/rashidi Janan oo hore usoo noqday Wasiirka Amniga Maamulka Jubaland.
Janana ayaa maalmihii la soo dhaafay waxsaa lagu afduubay magaalada Nairobi, waxaana afduubkiisa ka soo baxayay Warar kala duwan in ay koox burcad ah afduubeen iyo in ay afduubeen Ciidamada amaanka Kenya.
Sidoo kale Masuulka ka tiran Jubbland ee sheegay in C/rashiid Janan la helay ma uusan faahfaahin helitaanka iyo halkuu ku maqnaa intaba.
Office Nairobi Kenya