January 24, 2025

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Iimaan cige ayaa kulan la yeeshay Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Catriona Laing oo uu wehliyo ku xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobay, ahna Iskuduwaha Gargaarka Beni’aadannimada George Conway.

Kulanka oo Muqdisho ka dhacay ayaa looga hadlay guulihii Maaliyadeed ee Soomaaliya ay dhowaan gaartay, oo ay ku jirto dakhli kordhinta, iyada oo loo marayo hannaanka dhijitaalka ah

Wakiilka Gaarka ah Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa dib u xaqiijisay taageerada xooggan ee Qaramada Midoobay ee ajendaha dib-u-habeeynta dhaqaalaha Soomaaliya.

Xafiiska Wararka Muqdisho

Leave a Reply