Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Khilaaf u dhaxeeya maamulka Hirshabeelle  iyo Maamul la magac baxay Hiiraan State oo looga dhawaaqay magaalada B/weyne.

Amar la sheegay inuu ka soo baxay maamulka Hiiraan ee ka gadoodsan Hirshabeelle ayaa lagu sheegay in diyaaradii diida hadalkooda amar ay u qabaan ciidanka in ay dhulka soo dhigaan.

Sidoo kale Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdi miimin Cilmi ayaa Hay’adaha ka shaqeeya duulimaadka ka digay in ay ka dhega adeegaan amarka ka soo baxay hoggaanka sare ee Hirshabeelle.

Xafiiska Wararka Muqdisho

Leave a Reply