April 28, 2025

Xoghayaha Arimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa a dalbaday dawladda Israa’iil in uu kulan gaar ah la yeesho wasiirka difaaca ee dalkaas, si uu u qabto kulan laba geesood ah oo dhexmara laba waddan.

Wuxuu dalbaday in kulankaan uu ka soo qayb galo Herzi Halevy balse aysan imaa doonin golaha dagaalka socda u qaabilsan Israa’iil, sida laga soo xigtay xafiiska ra’iisul wasaare Natenyahu.

Sidoo kale Natenyahu ayaa la sheegay in uu diiday dalbakaas sida ay sheegeen qaar kamid ah warbaahinta gudaha ee Israa’iil.

 

Office Nairobi Kenya

 

 

Leave a Reply